@ThevoiceOfAdel A Qodabka 48aad 2) Gobol goonni isu taagi karaa ma jiri karo, inta uu Gobol kale uu kuu biirayo, Xukuumaddu Federaalka Soomaaliya ayaana maamulaysa waxaana waajib ku ah gobolkaas inuu ku biiro gobol kale ama Dawlad xubin ka ah Dawladda Federaalka muddo labo sano gudahood ah.
@ThevoiceOfAdel (5) Xuduudaha Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalku waxay ku salaysnaan doonaan xuduudihii gobollada ee jirey 1991-ki
@ThevoiceOfAdel Qodobka 54aad. Kala Qaybinta Awoodaha Awood-qaybsiga siyaasadeed iyo dhaqaale waxaa ka wada xaajoon doona Xukuumadda Federaalka iyo Dawladaha ka mid noqonaya Dawladda Federaalka Soomaaliya marka laga reebo: A) Arrimaha Dibadda; B) Difaaca Qaranka; C)Jinsiyadda iyo Socdaalka
@ThevoiceOfAdel iyo D) Siyaasadda Lacagta, oo ay awooddeeda iyo mas’uuliyaddeeda yeelaneyso Xukuumadda Federal ka
@ThevoiceOfAdel @Ehelsan_Saleban Islaantaas ehelsan somaliland iyo awdal ayay ku khafiiftay 🤣🤣
@ThevoiceOfAdel Dirirow hada ma hadli karo Lkn xassan shiiq waxaan ku shegaya inuu waxba u hayn 2 bilood kadib ayan is waraysanaynaa
@ThevoiceOfAdel Äthiopien Waa waxba haysan maxay nagu soo siyaadin kartaa yaab walaahi